Gudoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay danjirayaasha beesha caalamka ee Soomaaliya

Gudoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay danjirayaasha beesha caalamka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan, ayaa Maanta kulan laqaatay madaxda Danjirayaasha Qaramada midoobay ee Soomaaliya, AMISOM , Ingiriiska iyo Waddamo kale.

Kulakan ayaa waxaa loogu hadlay doorashada la filayo in ay ka dhacado Dalka Soomaaliya 2020 -2021 ka iyo xoojinta wada shaqynta Labada dhinac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com