Gudiga Gurmadka Gardafuu oo ka jawaabey Cabashadii Siyaasiyiinta Gobolkaas (dhegayso)

Gudiga Gurmadka Gardafuu oo ka jawaabey Cabashadii Siyaasiyiinta Gobolkaas (dhegayso)

Xili burbur xoogan uu markale soo gaaray wadaadi lafa-goray,waxaa siyaasiyiin ka soo jeeda gobalkaas ay eedeyn u jeediyeen gudiga gurmadka gobalka gardafuu.

Sheekh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur oo kamida Gudiga Gurmadka Gardafuu ayaa ka jawaabey Cabaashada ka soo yeedhay Siyaasiyiinta gobolka Gardafuu oo ku aadan dhismaha wadooyinka go’an ee Gardafuu.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com