Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Gudoomiye Doorta (dhegayso)

Gudiga Doorashooyinka Puntland oo Gudoomiye Doorta (dhegayso)

Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta magaalada Garoowe waxa ay ku doorteen gudoomiye cusub oo maamuli doona shaqooyinka guddiga, waxaana ay doorteen Axmed Shuuqe oo dhowaan loo dhaariyey xubinimada gudigaasi.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com