Guddoomiyihii hore gobalka Cayn oo soo dhaweyeey hadalkii Madaxweyne deni (dhegayso)

Guddoomiyihii hore gobalka Cayn oo soo dhaweyeey hadalkii Madaxweyne deni (dhegayso)

Gudoomiyihii hore ee gobolka Cayn ee Puntland Cabdirisaaq Xaaji Xasan oo nagu soo booqday Xarunta dalka ee Garoowe ayaa soo dhaweeyey hadalkii Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu boosaaso kaga dhawaaqay oo ahaa in laga tashado masiirka Puntland iyo Soomaliba.

Gudomiyaha waxaa waraysi la yeeshay cXakiin Xusein xasan oo daljir garoowe ku sugan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com