Guddoomiyihii dhalinyarada ee gobolka Shiniile ee DDS oo Itoobiya ay ugacangalisay maamulka Canfarta (dhegayso)

Guddoomiyihii dhalinyarada ee gobolka Shiniile ee DDS oo Itoobiya ay ugacangalisay maamulka Canfarta (dhegayso)

Ciidamada Milatariga ee dalka Itoobiya ayaa gobolka Shiniile ee DDS waxa ay ka qabteen oo ay gurigiisa kala baxeen Cismaan Mire oo ahaa Guddoomiyihii Dhaliyarada ee gobolka Shiniile, waxaana laga soo dayrinayaa xaaladiisa caafimaad kaddib markii lagu jirdilay xabsiga.

Wiilkan ayaa waxaa loo gacan galiyay maamulka Canfarta, mana jirto wax tallaabo ah oo ay arrintan ka qaadeen ama ka yiraahdeen maamulka Madaxweyne Mustafe Cagjar.

Cabdiwaaxid Sheekh Bashi oo kamid ah dhalinyarada ay saaxiibka dhaw ahaayeen Cismaan Mire ayaa wariye Xasan Heykal waxa uu uga waramay shaqsiyada Cismaan Mire iyo sababta xarigiisa ka dambaysay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com