Guddoomiyihii Baraawe & kuxigeenkiisi oo xilka laga qaaday

Guddoomiyihii Baraawe & kuxigeenkiisi oo xilka laga qaaday

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxay xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Baraawe, Liibaan Abuukar Cismaan iyo ku xigeenkiisa labaad, Sahro Abuukar Cali.

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha, ayaa lagu sheegay, sababta xilka looga qaaday guddoomiyaha in ay tahay, wada shaqayn la’aanta golaha degaanka Baraawe iyo maamulka degmada Baraawe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com