Guddoomiye ku xigeenkii gobalka Bari oo ku geeriyooday Muqdisho

HomeWararka

Guddoomiye ku xigeenkii gobalka Bari oo ku geeriyooday Muqdisho

Allaha u naxariiste Waxaa xalay ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka Guddoomiye ku xigeenkii Gobalka Bari Axmed Ciro oo u xanuunsana

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 22-JUNE-2022
Maamul Goboleedyada Soomaaliya oo isku khilaafsan xeer ay dowladda Soomaaliya soo saartay

Allaha u naxariiste Waxaa xalay ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka Guddoomiye ku xigeenkii Gobalka Bari Axmed Ciro oo u xanuunsana cudurka COVID-19.

Maalmo kahor ayaa Guddoomiyaha waxaa ku dhacay Cudurka Karoonaha isago ku sugnaa Magaaladda Bosaaso,waxaana si loola tacaalo xaaladiisa Cafimaad loo geyeey Cisbitaaladda Muqdisho,halkaas oo uu xalay ku geeriyooday.

Maamulka Gobalka bari oo uu ugu horeeyo guddoomiyaha Gobalka bari Cabdisamad Abwaan ayaa ka tacsiyadeyeey Geerida Gudoomiye Ciro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: