Guddoomiye Jawaari oo beeniyey inuu sabab u ahaa Baaqashadi kulankii maanta (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiye Jawaari oo beeniyey inuu sabab u ahaa Baaqashadi kulankii maanta (dhegayso)

Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay galabta Muqdisho wuxu ka hadlay kulanki maanta

Garaad Cabdullaahi C C, “Waa In Shuruud La’aan Lagu Joojiyaa Dagaal Beeleedyada” (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Wacaal darey ah: Wariyayaasha Puntland oo loo diiday in ay tabiyaan munaasibada dhaarinta Wasiirada

Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay galabta Muqdisho wuxu ka hadlay kulanki maanta oo baaqday ,isla markaana lagu eedeyeey inay Ciidamo ka amar qaata la wareegen Amaanka Xarunta Xildhibanada loo diiday.

Jawaari ayaa sheegay in Warkaas uu yahay mid been abuur ah isla markaana Ciidanka ilaaladda u ah isaga ay yihiin 12 Askari oo dharcad ah ,wuxuuna meesha kasaaray in uu qabsaday maanta Xarunta Barlamaanka.

Hadalka Jawaari ayaa kusoo beegmaya Xili xildhibaano katirsan barlamaanka iyo Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Barlamaanka ay shegeen in Jawaari uu Ciidamo gaar u ah keenay Xarunta Golaha shacabka.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: