Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dooraashoyinka DFS oo Gaaray Jowhar (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee dooraashoyinka DFS oo Gaaray Jowhar (dhegayso)

Wafdi ay Hogaaminayso Gudoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa Gaaray Magaalada Jawhar Halkaasi oo ay la Tashiyo Kula Yeelandoonto Qaybaha bulshada.

Maxamad Daahir oo Ka Mid ah Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka ayaa Radio Muqdisho Uga Waramay ujeeda booqashada ay ku Tageen Jawhar.

Hoos kadhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com