Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u ambabaxay dalka Holand

HomeWararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo u ambabaxay dalka Holand

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar shaqo uga ambabaxa

Siyaasi Qolombi: ” Somaliland inay xusuuqdo shacabka Sanaag Puntland aya sahashay ” (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Taliyaaniga oo Gadiid ku wareejiyaay Dowladda Somaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta safar shaqo uga ambabaxay magalada Muqdisho asagoo ku sii jeeda magaalada Amsterdam ee dalka Boqortooyadda Netherland.

Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Netherland waxaa uu la kulmi doonaa dhigiisa dalkaas, isagoona kulamo la qaadan doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku sugan dalkaasi.

Guddoomiyaha ayaa kulamada uu uga qeyb galayo dalka Holand waxaa uu kaga hadli doonaa xaaladda Soomaaliya iyo baahiyaha xilliaan kajira sida waxka qabashada Amniga iyo Abaaraha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0