Guddoomiyaha gobalka Sanaag oo guddoomiyey shir amniga (sawirro)

Guddoomiyaha gobalka Sanaag oo guddoomiyey shir amniga (sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ayaa maanta shir guddoomiyey shir ballaaran oo ka qabsoomey xarunta gobolka oo ay qeyb ka ahaayeen Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Sanaag ,Taliyaha Asluubta, Taliyaha Nabadsugida, Taliyaha CID, Laamaha Amniga, qaar kamida Isuduwayaasha Wasaaradaha Gobolka, odayaal, Nabadoono iyo waxgaradka bulshada.

shirkan oo in muddo ah socon doono ayaa looga hadli doona.
1: Dardargalinta & ka shaqeynta Amniga Guud ee Gobolka
2: sidii layskaga kaashan lahaaa loogana wada shaqeyn lahaa joojinta daraagiska ay kamid tahay khamriga oo bulshada Iyo maamulka iska kaashan donaan.
3: sidii bulshada Iyo maamulku u wada shaqeyn lahaayeen

Diiwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com