Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka hadlay Shaqsiyaadka Musuq Maasuqa sameeya (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka hadlay Shaqsiyaadka Musuq Maasuqa sameeya (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed ayaa sheegay in ay dhamaatay xilligii dadka shacabka ah xoog lacago aan sharci ahaydn loogu qaadi jiray.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in cidii lagu qabtaa iyadoo shacabka lacago baad ah ka qaadeysa in talaabo sharci ah ay ka qaadayaan.

Dhinaca kale wuxuu sheegay inay la dagaalamayaan Musuq Maasuqa isla markaana ay cirib tiri donaan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com