Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo booqday Xerada tababarka ciidamada ee Xorgoble

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo booqday Xerada tababarka ciidamada ee Xorgoble

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo xubno kamid ah weftiga uu hoggaaminayo ee safarka shaqo ku mar

WASAARADA CAAFIMAADKA SOOMAALIYA OO FURTAY ADEEGA NEEF CAAWIYAHA CUSBITAALKA MARTIINI EE MAGAALADA MUQDISHO
Gabdhaha Laascaanood: “Somaliland afduub bay nagu haysaa, dil bay nagu hayaan … ha nala ka soo gaaro!” (daawo)
Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo xubno kamid ah weftiga uu hoggaaminayo ee safarka shaqo ku maraya Gobolka Karkaar, ayaa maanta booqasho ku tegay Xerada tababarka ciidamada ee Xorgoble, Qardho.

Guddoomiye Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ay wehelinayaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada DPL, Saraakiil ka tirsan Golaha Wakiillada DPL, Taliyaha qeybta iyo maamulka gobolka karkaar ayaa kormeeray xerada Ciidamada.

Guddoomiyaha ayaa halkaas u tagay si uu u dhiiri galiyo Ciidamada geesiyaasha ah ee Bader. Waxaa Guddoomiyaha uu halkaas kula kulmay Sarakiisha Tababaraysa ciidamada iyo masuuliyiin kale isagoo ku booriyay inay sii laba jibaaran dadaalkooda si looga guuleyso cadawga Puntland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: