Guddoomiyaha Bareedo oo ka hadlay Ayax dhibaato ku haya degaanka (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Bareedo oo ka hadlay Ayax dhibaato ku haya degaanka (dhegayso)

Weli waxaa degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu fara ba'an ku haya cayayaanka anyax oo baa'biyey dalagii degmadaasi,waxaana cabasho loo gudbiyeey Mada

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
MUQDISHO: Booliska Gobalka Banaadir oo soo bandhigay nin doonayeey inuu dilo Askari
Dowlada oo soo saartay fariimo ku saabsan cudurka Coronovirus

Weli waxaa degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu fara ba’an ku haya cayayaanka anyax oo baa’biyey dalagii degmadaasi,waxaana cabasho loo gudbiyeey Madaxda Dowladda Puntland iyo Hay’addaha Samafalka.

Sidoo kale dgemadda Bareeda ayaa weli ku jirta go’doon, kadib markii ay go’een wadooyinkii geli jiray degmadda

Abshir Maxmad Axmad Caraale oo ah Guduoomiyaha degmada Bareeda ayaa arrimhaasi oo dhan uga warbixiyey weriye Cabdiraxmaan Xudeyfi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0