Dowlada oo soo saartay fariimo ku saabsan cudurka Coronovirus

HomeWararka

Dowlada oo soo saartay fariimo ku saabsan cudurka Coronovirus

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya soo saartey farriin iyo talooyin loo jeedinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maraya safarada dhinaca dhulka ah si looga digtoonaado Cudurka Coronavirus. Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo dadka ku safraya dhulka & Badda kadib markii dhowaan la hakiyay duulimaadyada Caalamiga ah.

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Dhuusamareeb (dhegayso)
Shir looga Arinsanayo dhismaha wadada Caluula iyo kalabayr oo Bosaaso ka furmay (dhegayso)

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya soo saartey farriin iyo talooyin loo jeedinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maraya safarada dhinaca dhulka ah si looga digtoonaado Cudurka Coronavirus.

Qoraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo dadka ku safraya dhulka & Badda kadib markii dhowaan la hakiyay duulimaadyada Caalamiga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: