Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo

Guddoomiyaha baarlamaanka ahna ku simaha madaxwaynaha Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Ujeedka booqashada ayaa ku salaysan kor u qaadista xiriirka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo dowladda dhexe iyo wada shaqaynta dhanka ammaanka.

Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa kusoo dhoweeyey magaalada Baydhabo madaxwaynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo golayaasha xukuumadda.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com