Guddoomiyaha Aqalka sare oo ku baaqay in la dhameeyo khilaafka DFS iyo Maamul gobaleedyada (Daawo)

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ku baaqay in la dhameeyo khilaafka DFS iyo Maamul gobaleedyada (Daawo)

Cabdi Xaashi Cabdullahi Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo Maanta khudbad ka jeedinayey munaasada Kal-fadhiga 6aad ee Baarlamaanka labada Aqal ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay inay xaliyeen khilaafka kala dhaxeeya Dowlad goboleedyada.

Guddoomiyaha Aqalka sare Waxaa uu goobta ka sheegay inay waajib tahay in khilaafkaas xal lag gaaro,kaa s oo sigaar ah ugu dhaxeeya Maamul goboleedyada puntland iyo jubbaland iyo Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com