Guddiyada is khilaafsan ee Galmudug iyo xalka laga sugayo dowladda (dhegayso)

Guddiyada is khilaafsan ee Galmudug iyo xalka laga sugayo dowladda (dhegayso)

iyadoo loo madalsanaa in ay dowladda Soomaaliya ay soo dhisto Galmudug midaysan ayaa waxaa soo baxaya khilaaf hor leh oo soo kale dhexglay dowladda iyo Ahlusuna.

Shalay ayay ahayd markii ay Ahlusuna ay soo magacawday gudi ka kooban 11 xubnood,iyadoo horay madaxweyne Xaaf iyo DFS ay u soo magacaabeen guddiyo kale.

Hadab magacaabista guudiyadan maxay udhimaysaa dhismihii Galmudug? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Guddoomiye kuxigeenkii hore ee guddigii ay dowldda umagacawday Gamudug Cabdi Maxamed Jaamac Cabdi Waayeel.
wariye Xuseen Madar ayuu uwaramay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com