Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo qalab casi ah lagu wareejiyay (Sawirro)

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland  oo qalab casi ah lagu wareejiyay (Sawirro)

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta la wareegay qalabkii casriga ahaa ee diiwaangelinta doorashada oo ka kooban server, computers, printers, IRIS iyo softwares koodii.
Qalabkaan ayaa loo isticmaalidoonaa diiwaangelinta codbixiyayaasha ee dhowaan ka bilaabandoonta degmooyinka Puntland.
#codkaaguwaamustaqbalkaaga
#codkaaguwaaxaqaaga
Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com