Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Somaaliya la shiray Guddoomiyasha barlamaanada Dowlad gobaleedyada

HomeWararka

Guddiga joogtada ah ee Barlamaanka Somaaliya la shiray Guddoomiyasha barlamaanada Dowlad gobaleedyada

Kulan gudiga joogtada ah ee golaha Shacabka Somalia ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay ahmiyadda ay leedahay wadashaqeyn buuxda oo dh

GAALKACYO: Sawirka Maanta
Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 5aad: Xaaji Cabdullaahi Ballidhidin fkf CC Sharmaarke Gaalkacyo (dhegayso)
Shirkadaha British Airways iyo Lufthansa oo hakiyay duulimaadyadooda Qaahira

Kulan gudiga joogtada ah ee golaha Shacabka Somalia ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay ahmiyadda ay leedahay wadashaqeyn buuxda oo dhex marta baarlamaanada.

DHamaanka gudoomiyaasha baarlamaanada maamul-gobaleedyada ayaa goobjoog ka ahaa kulanka waxaana lagu heshiiyay in wadashaqeynta la wanaajiyo baarlamaanadana ay is dhaafsadaan khibradaha ay leeyihiin.

Ugu dambayntii Xoghayaha guud ee golaha Shacabka C/kariin Buux ayaa sheegay in uu jiri doono kulan ka dhacaya magaalada Garoowe oo ay iskugu imaanayaan baarlamaanka fedraalka iyo kan maamul-gobaleedyada hase’ahaatee waqtiga uu qabsoomayo in dib laga soo sheegi doono

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: