Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyeey 8-da xisbi ee rasmiga ah

Guddiga doorashooyinka Puntland oo shaaciyeey 8-da xisbi ee rasmiga ah

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey 8-da xisbi ee rasmiga ah oo Puntland yeelatay, Puntland ayaa u guurtey nidaamka xisbiyada badan iyadoo dadweynuhu toos u dooran doonaan Madaxweynaha, Kuxigeenka iyo Golaha Wakiilada.


Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com