Guddiga doorashooyinka heer qaran oo maanta gaaray Gaalkacyo (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka heer qaran oo maanta gaaray Gaalkacyo (dhegayso)

Gudiga doorashooyinka heer qaran oo maalmahanba ku sugnaa Gobolada Puntland ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo .

Gudiga ayaa horay u soo maray Magaalooyinka Garoowe, Qardho, iyo Bosaaso, Waxayna halkaasi kulamo ku saabsan sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho qof iyo cod ah kula qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan.

Magaalada Gaalkacyo ayaa lafilayaa in ay ku sugan yihiin in ay sidookale kulamo ay laqaataan maamulka gobolka kandegmada iyo bushada qaybaheeda kala duwan.

Hadaba Gudoomiye kuxigeenka Gudiga doorshooyinka Sayid Cali Sheeq Maxamed ayaa ujeedka Gaalkacyo ay utageen Waxa uu uga waramay Wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com