Guddiga doorashooyinka DFS oo soo saaray jadwalka Cusub ee labada Aqal

HomeWararka

Guddiga doorashooyinka DFS oo soo saaray jadwalka Cusub ee labada Aqal

Guddiga doorashada heer Federaal ee FIET ayaa soo saaray jadwalka guud ee doorashada Baarlamaanka labada Aqal, waxaana jadwalka cusub uu yahay habraac

Gudoomiye Aadan Madoobe oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa dalka Turkiga
Waxbarashada Guurguurta oo laga Hirgeliyey Miyiga Magaalada Qardho (dhegayso)
Nabadoon Samatar: “Waa wax laga yaqyaqsaddo hadalka ay ku haddashay Guddoomiye Sacdiyo”

Guddiga doorashada heer Federaal ee FIET ayaa soo saaray jadwalka guud ee doorashada Baarlamaanka labada Aqal, waxaana jadwalka cusub uu yahay habraacyada doorashada Xildhibaannada labada Aqal iyo dhaarintooda.

Sida ka muuqata Jadwalka ayaa taariikhda meelo qaar uga duwan jadwalkii ay dhowaan soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran, waxaana uu jadwalkan uu dhigayaa in 7 October la dhaarinayo Xildhibaanada labada Aqal, halka jadwalkii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran uu dhigayay in 10 October la dooranayo Madaxweynaha Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: