Guddiga doorashada guddoonka Aqalka Sare oo Gudoomiye iska dhex doortay

HomeWararka

Guddiga doorashada guddoonka Aqalka Sare oo Gudoomiye iska dhex doortay

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad waxayna doorteen Guddoon. Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed ayay u doorteen Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Aqalka Sare. Senator Samsam Daahir Maxamuud guddoomiyaha Diiwaan gelinta murashaxiinta Guddoonka Golaha Aqalka Sare Senator Farxaan Cali Xuseen Guddoomiyaha Maaliyadda Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare

Caawa iyo Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tallman (DHEGAYSO)
Warka DDM iyo Wariye Faadumo dagan (Daawo)
Howlgal lagu qabtay Burcad badeed

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa maanta yeeshay kulankoodii koowaad waxayna doorteen Guddoon.

Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed ayay u doorteen Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Aqalka Sare.

Senator Samsam Daahir Maxamuud guddoomiyaha Diiwaan gelinta murashaxiinta Guddoonka Golaha Aqalka Sare

Senator Farxaan Cali Xuseen Guddoomiyaha Maaliyadda Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: