Guddiga amniga gobalka Mudug oo awaamir soo saaray (dhegayso|daawo )

Guddiga amniga gobalka Mudug oo awaamir soo saaray (dhegayso|daawo )

Gudiga Amniga Gobalka Mudug oo Maanta warbaahinta kula hadlay Gaalkacyo ayaa ka hadlay Awaamir dhawaan ka soo baxay Madaxweynaha Puntland,kaas oo ahaa joojinta qaadka iyo Bandow laga dhaqangaliyo degaanada Puntland.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Mudug ayaa sheegay in guud ahaan maamnuuc uu yahay ka ganacsiga qaadka iyo isu imaanshaha goobaha dadweynaha mudo 15 cisho ah.

Hoos ka dhegayso.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com