Golaha Wasiirada Soomaaliland oo meel mariyey Siyaasadda Diiwaanka Sekeda

Golaha Wasiirada Soomaaliland oo meel mariyey Siyaasadda Diiwaanka Sekeda

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta shirguddoomiyay Shirka Golahagolaha Wasiirada kaas oo ay uga doodayeen arrimo dhowr ah kuwaas oo muhiim u ah Dalka.

Ugu horrayn Golaha Wasiirada ayaa warbixi ka dhegeystay Wasiirrada Wasaaradaha arrimaha gudaha oo golaha la wadaagay amniga guud ee dalka, Macdanta iyo Tamarta oo golaha warbixin ka siiyey xaalada koronta iyo horumarinta biyaha oo golaha uga warbixyey xaaladda biyo yaraanta ee dalka iyo sida loogu baahan yahay in talo midaysan oo mustaqbalka lagu badbaadi karo laga yeesho, waxana arrintaas talo bixinteeda goluhu u saaray guddi wasiirro ah oo hawshaas loo xilsaaray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com