Golaha Wasiirada Puntland oo maanta Ansixiyeey xeerka isgaarsinta (Daawo)

HomeWararka

Golaha Wasiirada Puntland oo maanta Ansixiyeey xeerka isgaarsinta (Daawo)

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu ansi

Shaqaalaha dowladda Mareykanka oo mushaar la’aan ah
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Arrimo Xasaasi ah kaga hadlay Waraysi uu siyey Radio daljir (Daawo)
Gabdhaha Laascaanood: “Somaliland afduub bay nagu haysaa, dil bay nagu hayaan … ha nala ka soo gaaro!” (daawo)

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu ansixiyey xeerka Isgaarsiinta Puntland.

Shirka waxaa sidoo kale looga hadlay amniga guud, dhisidda Goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka Galdogob iyo Bursalaax, xaaladda Ayaxa, midaynta Akoonada Dowladda (TSA), dib u habaynta mushaharka shaqaalaha iyo dhismaha garoomada kubadda Cagta Puntland.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: