Golaha Wasiirada Jubbaland oo Ka Shiray Qodobo Muhiim ah (Akhriso)

Golaha Wasiirada Jubbaland oo Ka Shiray Qodobo Muhiim ah (Akhriso)

Shirkii golaha wasiirada maamulka Jubbaland oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo oo xarun kumeel gaar ah u ah Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay arrimo muhiim ah.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com