Golaha Midowga Murashixiinta  oo Soomaaliland uga digay barakicinta dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

HomeWararka

Golaha Midowga Murashixiinta oo Soomaaliland uga digay barakicinta dadka kasoo jeeda Koonfur Galbeed

War Saxaafadeed ay soo saareen Golaha Midowga Murashixiinta ayaa waxa ay ku sheegeen inay aad uga xun yihiin xadgudubka lagula kacay dadka Soomaaliyee

Ra’iisul wasaare Kuxigeenka DFS oo ka hadlay ka hortaga Musiibooyinka Dalka kadhaca (Sawiro)
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Musharrax Madaxweyne Muuse Biixi: “Daarood First … Doorashadaas Haddaad Soo Faragalisaan Garoowe Baa lagu Murmayaa” (dhegayso/daawo)

War Saxaafadeed ay soo saareen Golaha Midowga Murashixiinta ayaa waxa ay ku sheegeen inay aad uga xun yihiin xadgudubka lagula kacay dadka Soomaaliyeed ee laga soo raafay magaalada Laascaanood.

Qoraalkan ayaa fariin loogu diray Jamhuuriyadda la magic baxday Somaliland.

“Midowga musharaxiinta oo ka damqanaya ku xadgubka lagula kacay sharafka iyo hantida dadka qasabka lagu barakiciyey ayuu madaxda Somaliland ugu baaqayaa in ay falkaas ka fiirsadaan, degdegna u joojiyaan.”ayaa lagu yiri fariinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: