Musharrax Madaxweyne Muuse Biixi: “Daarood First … Doorashadaas Haddaad Soo Faragalisaan Garoowe Baa lagu Murmayaa” (dhegayso/daawo)

Musharrax Madaxweyne Muuse Biixi: “Daarood First … Doorashadaas Haddaad Soo Faragalisaan Garoowe Baa lagu Murmayaa” (dhegayso/daawo)

Musharraxiinta u tartamaysa jagada madaxweynaha Somaliland oo ka kala socda xisbiga talada haya iyo labada xisbi mucaarad ee kala ah Muuse Biixi Cabdi oo Kulmiye ah, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo Waddani ah, iyo Faysal Cali Waraabe oo UCID ah ayaa hadal ay sida wada jir ah warbaahinta u siiyeen eedeeyey Puntland, iyaga oo sheegay inPuntland ay waddo qorshe lagu carqaladeynayo doorashada Somaliland, duullaana lagu yahay Somaliland.

Muuse Biixi Cabdi oo ah musharraxa Xisbiga Kulmiye, badanaana qaar warbaahinta Somaliland ay ku tilmaanto dambiile dagaal, meesha dadka reer Somaliland qaar ay ula magac-bexeen Mujaahid Muuse Biixi, asaga oo si kulul u weeraraya Puntland, xasuusinayana in ay awoowayaashood raadshaan oo ka waraystaan waxa ay kal hore reer Somaliland kala kulmeen, hadaladiisii waxaa kamid ahaa: “Daarood first … maxaa loo baqayaa … ragga maanta ciidanka ka soo hubaynaya Garoowe dib isu waraysta, awoowayaashiin waraysta, dowladihiinii u danbeeyey waraysta, waligeed Somaliland nin gacan u qaaday asaga oo aan araxda ka jabin kama tegin … doorashadaas haddaad soo faragalisaan oo hab ciidan ku soo faragalisaan, geeskaas wixii ka dhaca iska dhaaf cid kalee, Garoowe baa lagu murmayaa, caasimaddaa lagu murmayaa, ballan weeye. Ballan baan taa idin kaga qaadayaa.”

Hoos ka dhegayso hadalada musharrax madaxweye Muuse Biixi.

Muuqaal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 29
  • mubaarik cl saaalah 6 years ago

    wallahi odayka xun oo cajuuuska isagu muu weydiiyo awoowayaashii in xabaalihii buu xiyeen abihii baa taamidah kuwa la amxaarey

    • Cabdisamad 6 years ago

      Saladiinta Ogadeen waxa yiraahdeen:

      “anaga Somaliweyn ma nihin, anaga Itoobiya la ina yiraahda”

      Farmaajo waxa yiri:

      “Qalbi Dhagax waa ONLF, Onlf waa argagaxiso saasa Itoobiya ugu dhiibay”

  • beer love 6 years ago

    somalild putlad dayo somalia ayanay
    unasanay markaa majeerteniya izaaq baa qaba ogtaas away taleex iyo xudun
    somalilnd ayaa nabad ku jogta

  • badri riyaad mehrez 6 years ago

    waaar xaarbuu ku hayaa odaygu meesha ma isagaa farqadi karaaya daarood ayaa u dhawaankara wa ayo cida faro galin karta isaaq afka uunbuu ka hadlaa lkn waxba kama garanayo daarood

    • walhi banku dhartee
      hadan dhulbante waa gob
      lkn ducufka majeerten ah
      waxan anan kala waregin
      garoowe haba yabane
      war somali izaaq iyo hawiye
      baarogi karaw nolayna kara
      lkn majeerteniya bal maxay ubaqeen
      ee u carqaladay wayen doroshoyinkii
      somalilnd kkkkmk

  • Do. Not

    Nimanka dhulbahante la yiraahdo miyay sixran yihiin mise way dhalan rogmeen oo iidoor baa dhanka u doonaba urogrogta. Tarikhdu wey dhig maysaan aaway cali dhuuxii ogaadeen u gabyi jiray maanta haduu nool yahay wuu is dooxi lahaa. Agah doqon yahay meesha ka kaca mee Harti gaagaab iidoor baad leedihiin yaa daarooda kkkkk maad maalin ku dhaqaaqdaan oo dhulkiina taladiisa yeelataan. Iidoor intaad daba joogtaan Ileen doqoni calaf maleh

  • dhulbahantuhu daarood kamid ma ahaa dhulbahantow waa lugu hanjabayaa miyaa damiir LA aa saas may ahan jirine maxaa Ku dhacay

    • Dhulka 6 years ago

      Gaarisa(NFD) iyo Jigjiga(Kilil 5)

      Uhuru iyo Hailemariam ayaa ka taliya labadaas meel.

      Somalia cid uu talisa lama yaqaan, ma yugaanda ma byurindi baa?

      Dhulbahante hada nahay waxa nahay Somaliland dal iyo dad ahaanba. Kii gumeysiga ku hoos noolow ha ku noqon xaasid soomaalida xorta ah.

  • Meel harti leedahy snaadiiqda codka keen wayahee muse biixi ody hbr awloo iska ciyaaya aatahy ee sidaa codlaguma hello bl hlgu doorto wxaad smyso

  • Kkkkkkkk isaaq IYO daarood isma yaqaan lakin hadlkaas waa mid muujinaya dhulbahante saay ubah dilanyiin meesha mayjoogin miyaa wuxu kahadlayo oo ay islayan waa dhulbahante fadlan nindhulkiisi bixinaya oo hadsna loogu hanjabayo adeer reryaa idinsarane dhulbahante waxan ku horen jirin baa ku danbeyay sorry

  • wax baanu aragnay ma daarood ismaaciil baa Somaliland soo gaaray oo ladagalamijiray waa yaabe kuwa daarod ku abtirsada o idin agjooga baad ku aragteen

  • Muuse biixi waa feysal Cali waraabe oo kale bootuu hayaa waan hubaa haduu xabad bilaabo in magaalada lascoonood laga saarayo gacan tiisa iska daa inuu garoowe soo gaaree waayo dhulka waa dhul darood oo uu xoogku joogo

  • mu jaaahid muuse biixi yoonis waa in aad garawe qabataaaa

  • bisinka halagu doorto buu is leeyahay waa oday kursi doon ah qabiil looma caayi karo mida kale odaygaan waa habar awal oo aanay daarood xaduuud lahayn oo aanay is aqoonba marka awoowga wax la weydiinayo xaguu ku arkay

  • Muusa biixi Waxuu Yiri Awoowa yaashiin soo waraystah Usheegah Awaawgayo waa #Mohammed_Sied_Hirsi_Morgan Isagaa awaraysi layeelanayah Musa biixi .

    • NusQiyaamo 6 years ago

      Morgan ah? Ma kaasa ku faaanaysa kkk waa fulaygi ka baxsaday Hargeyso asago dharka dumarka gashtay iyo insha shareerka, waxaana xita la yiri lipstick-a dumarka ayaa marsoday kkkk

      • Kii in fuulay ma’aha oo cuqdada somalinimo igu beeray ma’aha oo aad ku waalateen togaga meedadka yaga weli laga soo gura Abo….Mise waad ilawsantahay…..Muuse Bixii awoowayaashii baa ka buuxay….Orodo soo weydii.

  • Wali waxad booqataan xabaal wadareedkii aan idin waraya midka daran waaa idinku soo docota soomalidiid

  • Muuse biixi adeer cida ku bartaya gooni isu taaag waaa majeeteen markeeya ku xasuuqeen

  • Bari beeya inoo tahaya sanadiiqad doorashadiin keen dhul harti leeyahaya

  • Hjjjj kuwa jooga ayuu ku arkay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com