Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya Colaada Itoobiya

Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya Colaada Itoobiya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah ay kulan isugu yimaadaan, kaas oo ay kaga Arinsanayaan xaaladda dalka Itoobiya.

Kulanka ayaa waxaa codsaday dalalka Faranaiiska Britain, Maraykanka, Norway iyo Dalal kale oo ka tirsan Yurub.

Degaano badan oo kuyaalla Waqooyiga dalka Itoobiya ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo xoogga TPLF iyo xulafadooda.

Beesha Caalamka ayaa Isha ku heeysa xaaladaha iyo dagaalada ka socda Itoobiya, iyada oo labada dhinac ee dagaalamaya ay ka dhega adeegeen baaqyadooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com