GAROWE & QIIMAHA XOOLAHA, MAANTA & MAALMIHII TAGAY (daawo)

GAROWE & QIIMAHA XOOLAHA, MAANTA & MAALMIHII TAGAY (daawo)

Dhaqdhaqaaqa saylada xoolaha ayaa hoos udhacay wayn laga dareemayo maanta iyadoo beri ay tahay maalinta koowaad ee ciidul Adxa, Qiimaha neefka Ariga ah ee ugu sareeya waa $ 110 doolar waxaan ugu hooseeya $70 doolar| Wariye Xasan Heykal ayaa booqday oo warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com