Garowe oo Maanta laga xusay Maalinta Caalaamiga ah ee HIV/AIDS (daawo)

Garowe oo Maanta laga xusay Maalinta  Caalaamiga ah ee HIV/AIDS (daawo)

Maalinta Caalaamiga ah ee HIV/AIDS oo laga xusay Garowe, waxaa ka qayb galay dad la nool xanuunka kuwaas oo ka sheekeeyey faquuq ay kala kulmaan bulshada.
Ha’yadda PAC ayaa qabatay Xuskan Hassan Bashe ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com