Garowe lagu qabtay Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka HIVS/ AIDSka (dhegayso)

Garowe lagu qabtay Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka HIVS/ AIDSka (dhegayso)

Xuska maalinta caalamiga ah ee Adiska ayaa lagu qabtay magaaladda Garoowe ,iyadoona hay’adda la dagaalanka iyo ka hortaga u qaabil-san Puntland ee PAC ay sheegtay inay kordhayaan dadka qaba cudurkaasi .

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa faah faahinta warkaasi kasoo diray Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com