Garowe: Kulanka labaad ee shaacinta xeerka statistikada Puntland oo maanta la qabtay (Muuqaal)

Wasaarada qorshaynta, Iskaashiga caalamiga ah iyo horumarinta dhaqaalaha ee Puntland ayaa maanta Garoowe ku qabatay kulankii labaad ee shaacinta iyo dhaqan gelinta xeerka Xog-Aruurinaha iyo tirakoobka ee Puntland, Kulanka maanta waxaa ka qaybgalay ururada bulshada iyo Hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala Puntland.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com