GAROWE: Haweenka iyo Dhalinyarada Puntland oo taageeray mowqifka siyaasada madaxweynaha Puntland (daawo)

GAROWE: Haweenka iyo Dhalinyarada Puntland oo taageeray mowqifka siyaasada madaxweynaha Puntland  (daawo)

Kulan lagu taageerayay mowqifka siyasada madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ee ku wajahan doorashada Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Garowe.

kulanka waxaa soo qaban qaabisay wasaarada Haweenka iyo Horumarinta qoyska Puntland.

Cabdixakiin Xuseen ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com