Garoowe oo roobsatay (dhegayso)

Garoowe oo roobsatay (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa saaka ka curtay roobkii Gu,ga oo gabi ahaanba biyo dhigay magaalada iyo hareeraheeda.

wariyaha Daljir ee Garoowe ayaa sawiro uu ka soo qaaday waxa ay muujinayaan sida ay magaalada uroobsatay.

Dhanka kale qaar kamid ah dadweynaha ku nool magaalada Garoowe ayaa aad ugu farxay roobkii ka hooray magaalada.
Dhegayso.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com