Garoowe: Mid kamid ah beelaha Puntland oo Warmurtiyeed soo saaray

Garoowe: Mid kamid ah beelaha Puntland oo Warmurtiyeed soo saaray

WAR-MURTIYEED: Beesha reer Cumar ee Majeerteen, ayaa shir ay Garoowe ku qabsadeen kasoo saaray bayaan ay kaga hadleen arimo ay kamid yihiin Saamiga ka maqan beesha, arimaha Sool iyo dagaalkii dhowaan ka dhacay Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com