Garoowe: Ganacstada Puntland oo bilaabay inay Baanka Dowlada ku xareeyaan lacagihii kaashka ahaa (daawo)

HomeWararka

Garoowe: Ganacstada Puntland oo bilaabay inay Baanka Dowlada ku xareeyaan lacagihii kaashka ahaa (daawo)

Ganacstada Puntland ayaa bilaabay inay Baanka Dowlada ku xareeyaan lacagihii kaashka ahaa, Guddigii Xasilinta Suuqa lacagaha Puntlandna dhankooda waxa ay ka warbixiyeen dhaqangalka Go’aamadii ay soo saareen. Wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Fah faahin: Taliyaha Booliska Gobalka Mudug oo ka hadlay Qarax lagu dilay Taliye Saldhig (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ganacstada Puntland ayaa bilaabay inay Baanka Dowlada ku xareeyaan lacagihii kaashka ahaa, Guddigii Xasilinta Suuqa lacagaha Puntlandna dhankooda waxa ay ka warbixiyeen dhaqangalka Go’aamadii ay soo saareen.
Wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: