Garoowe: Dhalinyaro ka qalinjabisay Jaamacadaha oo shaqo abuur sameystay (daawo)

Garoowe: Dhalinyaro ka qalinjabisay Jaamacadaha oo shaqo abuur sameystay (daawo)

Sanad kasta jaamacadaha dalkeena waxaa ka qalin jabiya arday farabadan oo isugu jira Rag iyo Dumar kuwaas oo intooda badan marka ay wax barashadoda dhamaystan ka cawda shaqo la’aanta intabadan soo wajahda.

Qaar kood dhalinyaradaasi jaamacadaha dhameeyay hankoodu waxa uu yahay in ay ka shaqeeyaan xafiisyo dowladdeed iyo Hay’ado caalami ah, balse waxaa jira dhalinyaro kale oo iyagu layimid hal abuur ay shaqo la’aanta kaga baxaan.

Cabdirisaaq Wadani oo ku nool Garoowe ayaa kamid ah dhalinyarada hal aburka shaqo layimid, wuxuuna samesytay xarun lagu magacaabo E _Weydii Online Market.
wariye Cabdiqan Faantaastic ayaa warbixintan ka diyaariyay.

https://www.youtube.com/watch?v=Y4CQhBth-zE.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com