GAROOWE: CULIMO ISKU XILQAAMAY GURMADKA QOYSASKA DANYARTA AH (Warbixin)

GAROOWE: CULIMO ISKU XILQAAMAY GURMADKA QOYSASKA DANYARTA AH (Warbixin)

Culimo iskood iskuxilqaamay ayaa Garoowe ka bilaabay in ay dadka ka Uruuriyaan Raashiin, Lacag, iyo Dhar, si loo gaarsiiyo qoysaska barakacayaasha ah ee Garoowe kunool, kuwaas oo qaarkood maalmihii la soo dhaafay waxba karsan, Guryahan kasoobixin gaajo darteed.

40 qoys ayay gaarsiiyeen Raashi, Dhar iyo Lacagba.

Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com