Garoowe: Culimada lacag dhan $26 kun oo dollar u aruuriyey Maxbuus mudo 9 sano ah u xiran gashi lagu yeeshay (daawo)

Garoowe: Culimada lacag dhan $26 kun oo dollar u aruuriyey Maxbuus mudo 9 sano ah u xiran gashi lagu yeeshay (daawo)

Culimada ayaa lacag dhan $26 kun oo dollar u aruuriyey Maxbuus mudo 9 sano ah u xiran gashi lagu yeeshay, waxaa ka dhiman lacag $10 kun ah.
Culimada waxay codsanayaan in muslimiintu soo dhamaystiraan lacagtaas dhiman si uu Jeelka uga soo baxo maxbuuskan aan awoodin inuu gashi baxo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com