Garaad Saleebaan oo ka hadlay Dulaanka Somaliland ee Gobalka Sool (dhegayso)

Garaad Saleebaan oo ka hadlay Dulaanka Somaliland ee Gobalka Sool (dhegayso)

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ah Issimadda dhaqanka Gobalka Sool ayaa ka hadlay dagaaladii dhawaan Dowladda Puntland iyo Maamulka Somaliland ku dhexmaray degaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

Garaadka ayaa isago Warbaahinta la hadlayaay sheegay in shacabka gobalka Sool aminsanyihiin Midnimada Umadda Somaliyeed ,isla markaana shacabku aysan marnaba Raacayn maamul kaso horjeeda Midnimadda Umadda Somaliyeed.

Dhinaca kale Gaaradku wuxuu ka hadlay Caburinta lagu hayo shacabka Magaaladda laascanood oo maalmihii lasoo dhaafay Maamulka somaliland uu qaar shacabka xiray qaarna dilay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com