Garaad Jaamac oo ciidamada kula hadlay deegaanka Guumays oo 80KM dhanka Burco ka xiga Laascaanood

Garaad Jaamac oo ciidamada kula hadlay deegaanka Guumays oo 80KM dhanka Burco ka xiga Laascaanood

Garaad Jaamac oo ciidamada kula hadlay deegaanka Guumays oo 80KM dhanka Burco ka xiga Laascaanood: “Ciidanoow, shacaboow waxaan idin farayaa sida guntii meesha laga eryey u dhaqmi jireen ha u dhaqmina, maxaabiista hala dhawro, dhaawaca ha la qaado, difaacana xirta.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com