Ganacsatada Bosaaso oo eedeyn u jediyeey Guddiga KahortaGga COVID-19 (dhegayso)

HomeWararka

Ganacsatada Bosaaso oo eedeyn u jediyeey Guddiga KahortaGga COVID-19 (dhegayso)

Ganacsade Jamac Ciise Hurun oo ka mid ah ganacsatada gobolka bari oo la hadlay warbaahinta daljir ayaa sheegay in wasaarada caafimadka Puntland iyo gu

Xulashada Daljir & Cabdinaasir Jekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dil loo geystay mid kamid ah Golihiisa Wasiirada
Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho (dhegayso)

Ganacsade Jamac Ciise Hurun oo ka mid ah ganacsatada gobolka bari oo la hadlay warbaahinta daljir ayaa sheegay in wasaarada caafimadka Puntland iyo gudiga ka hortaga covid19 ay ka gaabiyeen la tacaalida iyo ka hortaga cudurka halista ah ee ku aadan Gobolka Bari gaar ahaan magala ganacsiga Bosaaso.

Wuxuu sheegay Ganacsadahan in aysan muuqan doorki wacyigalinta ee Bahda Cafimaadka ee Covid19,isago soo jediyeey in la badiyo wacyigalinta halista Cudurkan uu huwanyahay si dadka uga feejignadaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: