Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dil loo geystay mid kamid ah Golihiisa Wasiirada

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dil loo geystay mid kamid ah Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiir Fa

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo qarax lagula eegtay muqdisho
Abwaan Aniso Siciid Shire “Inaad ragow na xumaysaan bilaahi miyaan gaynaa” maanso kufsiga
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiir Farxiya Cabdi Maxamed oo aheyd Wasiiro dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Galmudug.

Kooxo ku hubeysnaa bustoolqdo oo la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab ayaa xalay xaafad katirsan degmada Wartanabadda kudilay Wasiir Farxiya, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

Madaxweynaha, ayaa si gaar ah tacsi ugu diray qoyska iyo qaraabada Marxuum Farxiya Cabdi Maxamed, wuxuuna Eebbe uga baryay inuu janadii firdowsa ka waraabiyo Marxuumada, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelka iyo qaraabada ay ka baxday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: