GALKACYO: Shacabka oo ka cabanaya sicirbarar saameeyay noloshooda (daawo)

GALKACYO: Shacabka oo ka cabanaya sicirbarar saameeyay noloshooda (daawo)

Shacabka magaalada Gaalkacyo ayaa ka cabanaya sicirbarar saameeyay noloshooda, ganacsataduna waxa ay diiday in ay qaataan lacagta shilin Soomaaliga ah.

Dhanka kale maamulka gobolka ayaa arintan awaamiir adag kasoo saaray.

Abdinasir Jekey ayaa Warbixintan Faah Faahinayah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com