GAASHAAN:  “ANIGA MA QORIN BUUGA LAGU SHEEGAY IN  CABDILAAHI YUUSUF  UU YAHAY DAGAAL OOGE” (daawo)

HomeWararka

GAASHAAN: “ANIGA MA QORIN BUUGA LAGU SHEEGAY IN CABDILAAHI YUUSUF UU YAHAY DAGAAL OOGE” (daawo)

Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo horay Wasiir-dowle ka soo noqday Puntland mudadii u dhexaysay 2009-2013kii ayaa beeniyay in uu isagu qoray buug loogu

Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)
Dowladda Somaaliya oo Warsaxafadeed ka soo saartay Cudurka COVID-19
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo horay Wasiir-dowle ka soo noqday Puntland mudadii u dhexaysay 2009-2013kii ayaa beeniyay in uu isagu qoray buug loogu gefay madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Aqoonyahan Gaashaan oo xalay la hadlay warbaahinta Daljir, xili uu ka qeybgalay munaasibad shahaado lagu siinayay Arday ka qalin Jabisay Machadka Khadiija ayaa sheegay in uusan waxba ka ogeyn ardayna udhigin buuggaas oo dagaal-ooge ku tilmaamay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: