Qarax Kale, Gaarigii & Raggii Watay oo Bossaso lagu Qabtay (Sawirro)

HomeWararka

Qarax Kale, Gaarigii & Raggii Watay oo Bossaso lagu Qabtay (Sawirro)

Ciidamada ammaanka ee dawladda Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sida oo la doonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gan

Kulan-howleed looga arinsayo hannaanka Maaliyadda ee nidaamka federaalka oo ka furmay Muqdisho
Ururka SOMA oo Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayay maalinta xog-helidda adduunka (Sawiro)
Guddiga Joogtada ee Barlamaanka Puntland oo la kulmay dhigooda Xamar (Sawiro)

Ciidamada ammaanka ee dawladda Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sida oo la doonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Ciidanka ayaa waxa ay soo bandhigeen, walxaha qarxa, qalabka isgaarsiinta, agab lagu sameeyo qaraxyada, taarikada gaadiidka oo laga leeyahay Soomaaliland iyo Galmudug.

Waxaa sidoo kale, ciidanku soo bandhigeen darawalkii gaariga siday qarax iyo rag kale oo la socdey oo dhammaantood la soo bandhigay.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • shavi salatt 7 years ago

    ciidamada amaanka puntland aad bay umahdsanyihiin qabashada ay qapteen qarax lagu wax yaalayn lahaa shacabka puntland alx waxan leyhay allaha idin lagarab galo shaqadaad qabateen

DISQUS: