GAALKACYO: Shaqaalaha Ajaaniibta ah oo lagu Amray inay is diiwaangeliyaan

GAALKACYO: Shaqaalaha Ajaaniibta ah oo lagu Amray inay is diiwaangeliyaan

Maamulka Gobolka Mudug qeybta Puntland ayaa amar uu soo saaray waxa uu uga dalbaday shaqaalaha ajaaniibta ah inay is diiwaangeliyaan inta ka dhiman bishan December.

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur
Amarkan ayaa waxa uu si gaar ah u saameynayaa shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala Xarumaha Ganacsiga, Caafimaadka, Waxbarashada iyo shirkadaha dhismaha.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com